opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Magacyada iyo Beelaha Xildhibaanada maanta lagu doortay Magaalada Cadaado +Sawirro +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.

Kuraasta maanta la doortay oo gaareysa saddex kursi, musharixiinta ku loolamay, xildhibaanadii guuleystay iyo beelaha ka soo jeedaan hoos ka akhriso.

1. Kursiga Beesha Murusade/Foolculus/Hilibi, waxaana ku tartamay:
C/weli Maxamed Qanyare iyo Bashiir Cali Cadow, waxaana ku guuleystay: C/weli Maxamed Qanyare oo helay .

2. Kursiga Beesha Sacad/Odow waxaana ku tartamay:
Maxamed Aadan Qalabxoor, Cabdikariin Khaliif Cabdi-Dhalac iyo Xasan Maxamuud Cali, waxaana ku guuleystay: Cabdikariin Khaliif Cabdi-Dhalac oo wareegii labaad helay 35 cod, halka musharixii la tartamayey Xasan Maxamuud Cali 16 cod.

3. Kursiga Beesha Saruur/Cali wehliye iyo Rooble Maxamuud waxaana ku tartamaya: Axmed Yuusuf Cabdulle, Sacdiyo Cumar Sheegow, Nasteexo Faarax Maxamed, Warsame Maxamed Xasan.

Waxaa la waayay Sacadiyo halka Nasteexo ay tanaasushay, waxaana kursiga ku loolamay: Axmed Yuusuf Cabdulle oo helay 25 cod & Warsame Maxamed Xasan oo 26 cod ku guuleystay.

Doorashada dib uga bilaabatay Cadaado ayaa a la sheegay inay sii socon doonto maalinta beri ah, iyadoo ay harsan yihiin in ka badan 10 xildhibaan.

10 11 9 8 7 6 5 4 3 2 1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook