opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“ Markii aan Warbaahinta ka sheegay in Kursikeyga la boobayo ayaa Guriga Weerar laguqaaday”+Cod

11
FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaanad Caasha Maxamed Warsame, ayaa sheegay in guri ay ka degantahay xaafadda Tarbuunka ee degmadda Hodan ee Magaaladda Mogadishu, ay soo weerareen rag hubeysan.

Xildhibaanada ayaa sheegtay in Weerarkaasi uu ka dambeeyay sida ay aaminsan tahay ka dib Wareysi ay siisay Warbaahinta oo ay kaga hadashay boob iyo masuq maasuq lagu hayo Kursiga ay ku lahayd Xildhibaanada Baarlamaanka.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale sheegtay in aysan Cadaalad ahayn doorashada ka socota Soomaaliya isla markaana masuq maasuq weyn uu jiro.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook