Marxuum Maxamuud Aflow oo lagu aasay Asker Norway +Video+ Sawirro

Allah ha u naxariistee waxaa deegaanka Asker ee Dalka Norway lagu aasay Marxuum Maxamud Axmed Ciise, oo ahaa marxuumkii ku baxay gacanta wiil uu dhaley oo maskixiyan u xanuunsanaa.
Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qeybgaley dad badan oo kala kala yimid Asker, Oslo iyo nawaaxigeeda.

2
3
4
5
6
7
1

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook