opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxaabiistii Dagaalka Gaalkacyo oo latoogtay +Cod

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Maamulada Puntland iyo Galmudug Maanta ay ku toogteen Magaalada Gaalkacyo Maxaabiis la sheegay in labada dhinac ay ku kala qabsadeen dagaalka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Axaddi shalay ahayd.

Meydadka Maxaabiista  la toogtay oo gaareysa 2-ruux  ayaa la sheegay in qolo walba ay dhigeen Xaafadda Garsoor oo ku taalla halka ay isku hor fadhiyaan  Ciidamada Labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug.

Nabdoon Cali Diiriye Alloore oo ka mid ah waxgaradka Magaalad Gaalkacyo ayaa warbaahinta u xaqiijiyey jiritaanka Warka ku saabsan Maxaabiista labada dhinac ay ku dileen Magaalad Meydadkoodan lakala wareejistay.

Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ka taagan dagaal u dhexeeya Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug, Walloow goordhow Maamulada Galmudug iyo Puntland ay gaareen Heshiis Xabad joojin ah, Xili Puntland maanta uu gaaray Danjiraha QM ee Soomaaliya.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook