opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxamed Abtidoon oo kuguulaystay Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaliya +Sawirro

3
FacebookTwitterGoogle+Share

Maxamed Abtidoon oo ah Ganacasade Soomaliyeed ayaa goordhaweyd kamid noqday xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaliya ee ka imaanaya deegaanada dowlad Goboleedka Maamulka Galmudug kadib doorasho ka dhacday Magaalada Cadaado.

Mas’uulkaan ayaa ka guuleystay xubnaha kala ah Aadan Cusmaan iyo Ubax Axmed oo loolan ugu jirey helida xubinimada aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada Maamulka Galmudug.

Balse waxaa markii ay doorashada bilaabatay liiska musharixiinta laga waayay Caasha Xaaji Cilmi oo ka mid aheyd Musharaxiinta kursigaas, kaddib markii ay qaadacday sida doorashada loo wajaayo.

Caasha Xaaji Cilmi oo ah haweeney aqoonyahan oo u dhaq dhaqaaqda bulshada rayidka waa Xaaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Saacid ayaa sheegtay in sababaha ay ugu baaqsatay tartanka Kursiga doorashada ay tahay in inta badan Ergada wax dooraneysa uu xareystay Musharax Abtidoon Yare oo xilka haatan ku guuleystay, iyadoo la sheegay in ergadii dhankeeda ka socota la diiday.

maxamed-abtidoon

abtidoon1-768x576 abtidoon-768x576

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook