opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Max’ed Sh.Cismaan Jawaari oo lagu eedeeyay Masuuliyada Dib u Dhaca Doorashada +Cod

jawaari
FacebookTwitterGoogle+Share

Xidlhibaan C/qaadir Sheikh Ismaaciil oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii gudigii dastuurka baarlamaankii KMG ahaa ee dalka ayaa sheegay in mas’uuliyadda dib udhaca doorashada uu leeyahay Gudoomiyaha baarlamaanka Max’ed Sh.Cismaan Jawaari.

Ujeedada ugu weyn ee uu mas’uuliyaddaasi dusha kaga tuuray ayuu ku sheegay in Gudoomiyaha baarlmaanka uu yahay hagaha iyo dhowraha dastuurka dalka sidaa awgeedne uu kala diray xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in waqti dhumis badan lagu hayo arimaha doorashada iyadoona Madaxda dalka lagu cadaadinayo in doorasho ay qabtaan balse waxa uu arintaasi ku sifeeyey in ay Madaxda madasha la daalaa dhacayaan arimahaani.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook