opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mid ka mid ah Beelaha Hiiraan ku Dagaalamay oo Shuruud ku Xirtay Wada Hadalka Dhinaca kale” +Cod

dagaalka-deefoow1
FacebookTwitterGoogle+Share

Sida uu Xaqiijiyay Nabadoon Cabdiraxmaan Cumar Geelle waxaa mid ka mid ah Beelaha Gobolka Hiiraan ay Shiriid ku Xirtay Wada hadalka Babadda ee Beelaha Dagaalku dhex maray ee Gobolka Hiiraan kuwaasi oo la qorsheynayay inuu Shir Nabadeed uga furmo Baladweyne,

waxa uu Tilmaamay inaysan Diyaar u ahayn wada hadalka loogu baaqay taasina ay Muujineyso inay Colaada Hirmuud ka yihiin Odayaasha Beeshaasi oo diiday inay la hadlaan dhinaca kale xili uu dagaalku ku sii fidayo Deegaanada kale ee Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook