opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mustafe Maxamed Cumar oo Sheegay Sida Walaalkii ay u dileen Maamulka Jigjiga +COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Mustafe Maxamed Cumar oo u shaqeeya hay’adda Gargaarka bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyey dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia inay waxyeello gaadhsiiyeen qoyskiisa sababo la xidhiidha aragtidiisa siyaasadeed ee uu kaga soo horjeedo maamulka halkaas ka jira.

Mustafe ayaa ku eedeeyey hoggaanka sare ee dawlad deegaanka inay ka dambeeyeen dhimashada walaalkii,Wuxuu Mustafe Maxamed Cumar cadeeyey qaabkii loo dilay Walaakii sidoo Kale aabihii iyo reerkooda loo Xidh Xidhay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook