opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Muuse Suudi Yalxow oo ka hadlay Maqaamka G/Banaadir +Cod

22287
FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasi Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid noqday xubnaha Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle u matali doona Baarlamaanka soo socda ayaa waxa uu sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa xuquuqda ka maqan shacabka Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa in shacabka Gobolka Banaadir xaquuqda ay ku leeyihiin Dowladda la siiyo.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Banaadir iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed looga baahan yahay sidii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugala xaajoon lahaayeen arrinta la xiriirta Maqaamka Gobolka Banaadir iyo xuquuqda ay leeyihiin shacabka Gobolka Banaadir.

Siyaasiyiinta Waxgaradka iyo Odayaasha reer Muqdisho ayaa ku dadaalaya sidii loo heli lahaa xaqa Gobolka Banaadir uu ku leeyahay Dowladda iyo sidii loo cadeyn lahaa Maqaamka Gobolka Banaadir.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook