opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Axmed Diriye oo Madaxweyne Caan ah ku sheegay inuu hurinayo Dagaalka ka socda Gaalkacyo +Cod

axmed-diiriye
FacebookTwitterGoogle+Share

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa Cadeeyey Mowqifkooda ku aadan Dagaalka ka socda Magaalada Gaalkacyo iyo Hanjabaadii ka soo yeertay Maamulka Puntland.

Afhayeenka Golaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka hadlay Dagaalka Gaalkacyo ayaa sheegay in Madaxdii ka horeysay Madaxweyne C/weli gaas intii ay hayeen talada Puntland aysan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, balse dagaalkan uu hurinayo C/weli gaas sida uu hadalka u dhigay.

Nabadoon Axmed Diiriye waxa kaloo intaa ku daray in Dagaalkii Shalay dhacay uu ahaa mid lama filaan ah oo ay soo qaaday Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay Nabadoon Axmed Diiriye inay ka xun yihiin Dagaalada soo noq noqday ee Magaalada Gaalkacyo, isagoona fariin u diray Maamulka Puntland.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook