opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ku baaqay in la ilaaliyo Heshiiskii Guuleed iyo Gaas +Cod

nabadoon-cali-diiriye-aloore
FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka hadlay Heshiiskii dhawaan Dhaxmaray Galmudug iyo Puntland.

Nabadoonka ayaa sheegay in xili kasta loo baahan yahay in la ilaaliyo Heshiiskii Dhaxmaray Madaxwaynahaasha Galmudug iyo Puntland laga joojiyo colaada gaalkacayo.
Shalay Dagaalkii dhacay waa arin laga xumaado waxaana muhiim ah in madaxda ay xil iska saarto Colaada Galkacayo Mana Jiro Ciidamada Dagaalamaya Ciidan aan hadal ka qaadan karin Madaxwaynaha Maamula.
Cali Diiriye Aloore ayaa tilmaayay in uu u arko in xal joogta ah laga gaaro dhiiga ku daadanaya Magaalada Gaalkacayo oo saameen ku yeeshay isu socodka Magaalada.
Odayaasha labada dhinac ayuu ugu baaqay in ay nabada wada raadiyaan Maadaama dadkii ka barakacay ay hada saameyeen Abaar ka jirta Qaybo Ka mid ah Gobalka Mudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook