opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon cali diiriye oo kahadlay waxa hortagan Nabada Galkacyo +Cod

nabadoon-cali-diiriye-aloore
FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon cali diiriye oo kamid ah nabadoonada Gobolka mudug ayaa ka hadlay wada hadalada ka socda magaalada Gaalkacyo.

Nabdoonka ayaa sheegay in xiisada Gaalkacyo aan wali laga gaarin heshiis dhab ah.

Waxa uu sheegay in heshiis la gaaro ay ka dhigantahay kala qaadida ciidanka labada dhinac ee Galbeedka magaalada isku hor fadhiya.

Dhanka kale waxa uu sheegay waxa hortaagan in heshiis laga gaaro dagaalada magaalada Gaalkacyo ka socda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook