opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Yasiin Cabdi samad Kismaayo Tagi mayno +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo maanta maamulada Galmudug iyo Puntland ay soo magacaabeen Gudi isku dhaf ah waxaa Gudigaasi qaarkood ka hadleen in labada dhinac ay tagaan magaalada Kismaayo.

Nabadoon Yasiin Cabdi samad Cumar oo kamid ah nabadoonada dhanka waqooyi ayaa ka hadlay wararka sheegaya in kismaayo la tagayo 20 bishan.

Nabadoon Yaasiin Cabdi samad Cumar oo ku hadlay gudiga dhanka waqooyiga Gaalkacyo ee dhanka nabada ayaa sheegay in marna aysan aqbaleen wada hadal loo aado dhanka magaalada kismaayo.

Waxa uu sheegay in labada dhinac ay ku suganyihiin dhanka magaalada Gaalkacyo isla markana halkan lagu hadlayo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook