opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nin isku Daldalay Degaanka Baxdo Ee Galmudug +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Dhacdo la Yaab leh aya ka Dhacday Mid ka Mida Deganada Hoos taga Galmdug markii mid ka mida Dadka Degaanka uu is Daldalay .

Degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud waxaa isku dal dalay nin da’diisa lagu qiyaasay illaa 40 jir,islamarkaasina maalmo ka hor laga keenay Meel Miyi ah oo uu ku dhibaataysnaa isagoo xanuunsan islamarkaasina Abaarta Baahsan ee Soomaaliya ka jirta ay dhammaysay guud ahaan Xoolihiisii.

Mid ka mid ah dadka Degaanka Baxdo oo warbaahinta u warramay ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka ninkaani isku dal dalay, wuxuuna sheegay in Markii Baxdo la keenay oo xaaladiisa caafimaad lala dadaalay islamarkaasina la suray faleembeyaal uu maalin ka dib is da dalay Waxaana Ninka is dal dalay ayaa lagu magacaabi jiray Daahir Cumar Xuseen, waxaana arrintaani ay Calaamad u tahay sida Abaartu ay saameynta ugu yeelatay dadka iyo duunyada Soomaaliya.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook