opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Oday Soomaaliyeed oo 62 sano jir ah oo lagu xukumay 18 sano oo xarig ah

11
FacebookTwitterGoogle+Share

Oday Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inay maxkamad ku taala dalkaas Mareykanka ay ku xukuntey 18 sano oo xarig ah ka dib markii ay ku cadaatey inuu ku lug lahaa ka ganacsiga muqaadaraadka loo yaqaan Qaadka.

Odaygaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Maxamed O.Samatar oo 62 sano jir ah ayaa bartamihii sanadkii hore waxay booliiska gobolka Illinois ee dalkaas Mareykanka ay ka qabteen wadada xilli uu gaari uu ku raran yahay Qaad uu lahaa ninkaas uu ku waday nin lagu magacaabo Cawil Aadan oo 28 sano jir ah labadaan nin oo ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa booliiska ay istaajiyeen baabuurkooda ka dib markii ay ka shakiyeen qaabka qaldan ee ay wadada ugu socdeen iyadoona baaritaan ka dib laga helay gaariga ragaas qaad gaaraayo ilaa iyo 70 kilo oo ay ugu talagaleen inay iibiyaan.

Ugu dambeyntiina iyadoo odeygaas Soomaaliyeed ay maxkamu ku xukuntey 18 sano oo xarig ah iyo ganaax klacageed oo gaaraayo ilaa iyo 36,000 oo doolar ayaa odeygaas iyo garyaqaanka u doodaayo waxaa ay sheegeen inuu xukunkaas uu yahay mid adag maadaama uu qaadka yahay dhaqan dadka Soomaaliyeed ay isticmaalaan, Ninkii la socday odygaas ee gaariga ku waday ayaa asaga waxay maxkamadu waxay horey ugu xukuntey 2 sano oo xarig ah kaalinta uu ku lahaa Qaadkaas, Odeygaan Soomaaliyeed ayaa waxay wararku sheegayaan in horey sidoo kale loogu xukumay ka ganacsiga Qaadka .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook