opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayaasha Puntland oo ka Soo Horjeestay Wada Hadalkii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland+COD

top-news-stories-of-the-day
FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo kamid ah nabadoonada gobolka Nugaal ayaa kahadlay kulankii magaalada Boosaaso kudhexmaray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil ayaa sheegay in arrinta Galkacyo ay ka weyntahay Puntland iyo Galmudug isagoona Eedeyn u Jeediyay  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheek Maxamuud sida uu hadalka u dhigay.

Wada Hadalka Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ay ku Wada Hadleen Taleefanka ayuu ku tilmaamay mid aan waxba soo kordhin doonin.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook