opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Oslo Banaan bax wayn oo laqabad doona Maalinta Sabtida

rsz_14890557_946794138758725_5806124524327117832_o
FacebookTwitterGoogle+Share

Ururka Nye SOS Rasisme Ee Norway ayaa qabanqaabiyey mudaaharaadkii ugu horeeyay ee looga soo horjeedo go-aanka dowlada ee ku saabsan dib u qiimeynta iyo dib u celinta dadka soomaaliyeed ee 1600 gaarayo.
Waxaana mudaaharaadka la qabanqaabiyey ilaa 8 Urur oo isugu jira soomaali iyo cido kaleba.

Mudaaharadkan ayaa dhici doona maalinta Sabtida 05 November Sacadu Marka ay tahay 17ka ama 5ta Galabnimo .
Goobtuna Waa Gronland Torg.

rsz_14890557_946794138758725_5806124524327117832_o

2 1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook