opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Poland oo 3-0 kugaracday Romania , Lewandowski oo Qarax lala eegtay +Sawiro+Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Weeraryahanka Xulka Poland iyo Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa dhaawc soo gaaray kadib markii Taageerayaasha Xulka Romania ay Qarax la eegteen Markii uu 2 Gool ka dhaliyey.

Xulka qaranka Poland ayaa Romania oo ay dalkooda ku booqdeen waxa ay kaga badiyeen 0-3 Waxaana 2 ka mid ah Goolasha dhaliyey Xidiga Bayern Munich Robert Lewandowski kaas oo isna lagu dhuftay bulalayr Holcaya.

Garsoorihii Kulankaan ayaa Joojiyey mudo 10 daqiiqo ah kadib Markii Taageerayaasha dalka Romania Falaaro Holcaya Garoonka ku soo tuureen waxaana mid ka mid ah ay Haleeshey Kabtanka dalka Poland Robert Lewandowski kaas oo loo baahday in dhaqaatiirtu daweeyaan Waxaana markii dambe uu si Caadi u dheeley kulankii ay Guusha qaateen.

Xiriirka kubada Cagta yurub ee UEFA ayaa lafilayaa in ay talaabo sharci ah ka qaadaan dalka Romania oo Taageerayaashiisu hakad geliyeen habsami u socodka kulankii ay Guuldarada lakulmeen.

1 2 34 5 67 8 9

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook