opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ku soo baxay doorashada aqalka hoose

dhalxa_som-620x330
FacebookTwitterGoogle+Share

Doorashada xubnaha aqalka hoose ayaa weli ka socota magaalooyin ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah magaalooyinka maanta doorashooyinku ay ka dhaceen.

Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka mid ahaa xubnaha maanta ku soo baxay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Baydhabo ka dhacday.

Waxaa Prof. Dalxa ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee baarlamanka Somalia, kuwooda ugu caansanaa wuxuuna markii ugu horeysay ka mid noqday baarlamankii lagu soo dhisay Mbagahti ee dowladii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf.

Xubno kale, oo ay ka mid yihiin Aamino Shiikh Cismaan ayaa sidoo kale ku soo baxay doorashada xubnaha aqalka hoose ee socota magaalada Baydhabo.

Xildhibaanada lagu doortay Baydhaba iyo beelaha ay kasoo jeedaan waxay kala yihin:

1. Prof. Maxamed Cumar Dalxa – /Hintire/Beelaha shanaad
2. Aamina Sheekh Cismaan – /Dir/ Biimaal/Reer Daadow
3. Nadiifo Aadan Isaaq – / Digil/Shanta Caleemood/ Barbaare
4. Safiyo Xasan Nuur -/Digil/Jiido
5. Xuseen Cismaan Xuseen – /Digil/Galadi/Yabdhaalle
6. Amina Xasan Cali – / Digil/ Galadi/Tolweyn

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook