opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland Cali Yusuf Cali Xoosh oo Noqday xildhibaankii ugu Horeeyey Aqalka Hoose ee Soomaaliya

cali-xosh
FacebookTwitterGoogle+Share

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday Garowe oo ay codeynayeen 51 Ergo.

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa la tartamayey Cabdirashiid Xasan Yusuf wuxuuna kaga guulaystay 49 cod, halka Cabdirashiid uu helay 1 cod.

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa horey usoo noqday Wasiir ku xigaynka Arimaha Gudaha Puntland Dowladdi uu hogaaminayay C/rxmaan Faroole.

Puntland ayaa noqotay Maamul goboleedkii ugu horeeyey oo ay ka dhacdo doorashada Aqalka Hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Iyadoo xusid mudan in Aqalka Sarane ay ugu Horaysay Dowlada Goboleedka Galmudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook