opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland Oo Durba Billowday Carqaladeynta Doorashada+Cod

puntland
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa si cad u sheegay in Dhaqaale yari haysta Awgeed ay ka Cabsi qabaan in Doorashada Aqalka Hoose ee hadda ka socota Magaalada Garowe ay Joogsato.

Khaliif Aw-cali oo ka mid ah Guddiga Doorashada Puntland ayaa sheegay in haddii aan wax laga qaban Arrintaan ay Sababi karto in Doorashadu ay istaagto Sababo la Xariira dhanka Dhaqaalaha.

Shalay Magaalada Garowe waxaa isku Casilay Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Puntland Axmed Kismaayo,waxaana Sababta lagu sheegay Dhaqaale la’aan Guddiga soo foodsaartay.

Beesha Caalamka ayaa horay u sheegtay in 60% ay bixisay Dhaqaalaha ku baxaya Doorashada Dadban ee Dalka ka dhaceysa sida la filayo 30-ka Bishaan ee November.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook