opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo Gacan Militeri u weydiisatay DF +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Siciid Waaber Maxamed oo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa waxaa uu ka hadlay Xaalada Degmada Qandala Ee Gobolka Bari oo ay gacantay ku hayaan Kooxda Daacish.

Siciid waxaa uu sheegay in ay ku adagtahay Maamulkooda ka xoreynta deegaanka Qandala Kooxda Daacish isagoo intaa raaciyay in Dowlada Dhexe ee Federaalka ay ka codsanayaan in ay soo fara geliso.

Masuulkan katirsan Puntalnd ayaa waxaa uu carabka ku adkeeyay in Ay adagtahay in ciidamada Difaaca puntland ay gaaraan deegaanka qandala oo uu sheegay in ay tahay deegaan bacaad ah oo gawaarida dagaalka aysan gali Karin.

Daacish waxaa la tilmaamay in saanad militeri uga soo degayaan Xeebta Magaaladaasi taas oo uga imaneysa Dhinaca Dalka Yemen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook