opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo gebi ahaanba joojisay hawlihii Doorashada Aqalka Hoose ee Garowe ka socday

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Qoraal goor dhow kasoo baxay madaxtoyada Puntland ayaa ammar lagu bixiyey in gabi ahaanba la joojiyo illaa ammar dambe doorashooyinka aqalka hoose ee ka socda Puntland.

Qoraalkan waxaa ku saxiixnaa madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cameey, waxaana lagu amray guddiga doorashada heer Puntland iney hakiyaan doorashada.

Waxay Puntland diiddan tahay sida la sheegay hanaanka doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland iyo qaabka wax loo siiyey maamulkaasi, sidaa darteedna gadood ahaan ayeey doorashadii u joojiyeen.

Puntland ayaa sheegtay in illaa wax laga qabto cabashadooda aaney dhici doonin doorashada aqalka hoose ee dhankooda, waxayna doonayaa in Somaliland xubnaheeda farogelin lagu sameeyo.

jojin

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook