opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo kalabatay diidmadedi dorashooyinka Aqalka Hoose

cabdi-wali-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Xal laga gaaray Khilaafkii Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Puntland.

Cumar dhageey ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay ka laabteen Go’aankii ahaa in Gabi ahaanba ay joojiyeen Doorashada Aqalka Hoose ee Puntland ka socotay markii ay u sababeeyeen in ay ka Caroodeen Xubno loogu daray Aqalka Sare Maamulka Somaliland.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa la sheegay in Guddiga Doorashooyinka Dadban uu u soo diray Warqad uu ku Cadeynayo in Puntland Go’aankii ay gaartay dib uga laabatay si Doorashooyinka loo sii wado.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook