opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose

1
FacebookTwitterGoogle+Share

War qoraal ah oo kasoo baxay Puntland ayaa looga hadlay doorashada aqalka hoose iyo inaan xubno kordhin aqalka hoose ah loo sameyn karin xildhibaanada ka imaanaya deegaanada Somaliland.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Puntland aysan ku qanacsaneyn kuraasta aqalka sare ee deegaanada waqooyi ee la qeybiyay, waxaana la sheegay ineysan aqbali doonin in la hareer maraa hishiiskii madaxda madasha wadatashiga.

 

puntland

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook