opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo kudhawaaqday Dagaal Furan +Cod

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Dgaaalo Qaraaar aya Maanta dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo  Dagaladaasi oo u dhaxeeyeay Ciidamada Galmudug iyo maamulka puntland waxana Dagaalka Goordhaw ka hadlay Masuulyiin ka tirsan Maamulka Puntland

Afhayeenka Maamulka Puntland  Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel oo shir jaraid qabtay aya Shegay in Dagaalkii Maanta uu Sababay in Waqooyiga Gaalkacyo ay Dad badan ka Qaxaaan Waxana Shacabka uu ugu Baaqay in Dagaalka galmudug  lagu qadayo ay Shacabka Puntland ka qayb galaan

Waxa uu  Faah Faahin ka  Bixiyay Sida ay u arkaan Puntland Dagaalka gaalkacyo dib ugu bilowday iyagoona edeyn u soo jeediyay Maamulka Galmudug.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook