opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo shaaca ka qaaddey shaqsiyaadka ugu muhiimsan ee looga dilay dagaalkii Gaalkacyo+Cod

axmed-muuse-nuur
FacebookTwitterGoogle+Share

Muddadii uu socday Dagaalka u dhexeya Ciidamada Galmudug iyo Maamulka kale ee Puntland waxaa jiray shaqsiyaad humiin ahaa oo lagu Dilay Dagaalka kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Odayaal dhaqameedyo iyo Culimaa’udiin kuwaasi oo lagu arkay meydadkooda Magaalada uu dagaalku ka socdayee Gaalkacyo,

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Maamulka Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay inay dad badan oo ka mid ah indhaha bulshada ka dileen Ciidamada Galmudug isaga oo Nasiib daro ku Tilmaamay inay Nabadeeyaan Gaalkacyo Shaqsiyaad aan Soomaali ahayn.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook