opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo Xabsiga dhigtay Odayaal Laylakase oo ka shaqeynayay Joojinta dagaalka Gaalkacyo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Xabsiga dhigay Odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda Magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland.

Korneel Maxamed Cabdulle Qoodhan ayaa shegay in ciidamada Puntland ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah odayashii ka shaqeynayay nabada Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo waday qorsha ay ku doonayaan in ay kula kulmeen Odayaasha Dhaqanka ee Galmudug si ay ugula hadlaan xaalada Gaalkacyo.
Waxa uu sheegay in odyaasha ay ku xiran yihiin mid ka mid ah xabsiyada ku yaalla maagalada Gaalkacyo halkasi oo habeenkii xalay ahaa ay ku hoydeen,

Waxa uu tilmaamay in mamulka Puntland uu ciidamo badan keenay waqooyiga Gaalkacyo xilli heshiis ay gaareen labada madaxweyne wuxuuna sheegay in Puntland aysan dooneynin nabad ka hirgasha Magaalada Gaaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook