opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Qarax lagu soo xiray gaari ayaa ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Maanabooliyo ee degmada Shibis.

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari nooca raaxada ah oo uu watay sarkaal la shaqeeya safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho, kana mid ahaa ilaalada safaaradda, sarkaalka ayaa la sheegay inuu qaraxa ku dhintay 3 ruux kalena ay ku dhaawacmeen
Qaraxa ayaa ahaa miinada Gaariga lagu xiray, mana jirin qasaare kale oo qaraxaasi uu geystay, sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook