opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qarax Ismiidaamintii Caawa ka dhacday Muqdisho +SAWIRRO

Tens of thousands of South Korean people march during a rally calling on embattled President Park Geun-hye to resign over a growing influence-peddling scandal, in central Seoul, South Korea, November 5, 2016.  REUTERS/Kim Hong-Ji
FacebookTwitterGoogle+Share

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaamin ah oo caawa lagu qaaday bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho.

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir G/le Bishaar Abshir Geedi ayaa oo shir Jaraa’id ku qabtay goobta uu qaraxu ka dhacay ee Taallada Sayidka ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay weerarka isagoo sheegay in laba askari oo ak tirsan ciidamada xoogga ay ku dhinteen.

Qasaaraha dadka ku dhintay qaraxa ayaa gaaraya saddex qof, iyadoo dhaawacana ka badan yahay 10 kale.

qarax

qarax4-1-640x360

qarax5-640x360

qarax6-640x360

ismiidaamin1

ismiidaamin2

ismiidaamin3

Tens of thousands of South Korean people march during a rally calling on embattled President Park Geun-hye to resign over a growing influence-peddling scandal, in central Seoul, South Korea, November 5, 2016. REUTERS/Kim Hong-Ji

ismiidaamin5

ismiidaamin7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook