opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qarax xoogan oo ka dhacay Kismaayo

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose, Qaraxa ayaa ka dhacay goob Maqaayad ah oo ku taala Bartamaha Magaalada.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay mid kale dhaawac ayaa kaso gaaray, Qaraxa oo ahaa mid xoogan islamarkaana dhulka lagaliyay ayaa waxaa laga maqlayay Xafadaha Magaalada Kismaayo.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku yaalo Maxkamada Gobalka iyo Bangiga dhexe ee Magaalada Kismaayo, Maqaayada Qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa inta badan iskugu yimaado Dhalinyaro kuwaas oo ku Ciyaaro Dublada iyo Laadhuga.

Qaraxa ka dib goobta waxaa gaaray Ciidamada Amaanka Jubbaland waxayna xireen dhamaan wadooyinka soo galo Maxkamada Gobalka iyo Bandhiga dhexe oo ah halka uu Qaraxa ka dhacay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook