opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ragii Galabta Nabaddoonka ku toogta Muqdisho oo laqabtay +Sawirro+Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamada Ammaanka degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo hubkoodaba laba nin oo xaafadda Xaawo Taako ee degmadaasi ku dilay Nabadoon lagu magacaabi jiray Nabadoon Hilowle Xaafow, xilli uu ka soo baxayey Masaajid ku yaalla xaafadaasi.

Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaaray guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha hay’adaha ammaanka ee gobolka iyadoo kooxihii dilkaasi geystay iyo hubkoodaba ay la wareegeen Ciidammada Ammaanka.

Tallaabada ay qaadeen ciidammada degmada Wadajir oo kaashanaya shacabka ayaa si weyn loo soo dhoweeyey, waxaana la sii dhiirigeliyey in la sii xoojiyey iskaashiga noocaan oo kale ah.

HOOSKA KADHAGAYSO DUQA GOBOLKA BANADIR

HOS KADHAGAYSO HADALKA G.DEGMADA WADAJIR

1-nin

2-nin

3-nin

4-nin

5-nin

6-nin

8-nin

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook