opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Real Madrid oo dirqi kaga fajatay Guuldaro +Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa dirqi kaga bad baaday Fuuldaro ka soo Gaarta kooxda dalka Poland ee Legia Warsaw kadib markii ay bareejo 3-3 ah ka tuugeen.

Xidigii hore ee kooxda Inter Milan Mateo Kovacic ayaa Guuldaro ka bad baadiyey kooxdiisa kadib markii uu dhaliyey Goolka Cayaarta ka dhigay 3-3 Waxaana Real Madrid 2 Gool oo ay lahor mareen loogu badalay 3 Waxaan Goolasha kale ee Real Madrid kala dhaliyey Xidigaha kala ah Gareth Bale iyo Karim Benzema.

Cayaaryahanka Ronaldo oo Xalay ahaa kabtanka Real Madrid ayaa Gool la aan ka baxay Garoonka Waxaana Xidigaan uu qasaariyey Fursado badan oo uu Goolal ku dhalin karayey.

Real Madrid ayaa iska lumisey Fursad ay kaga soo bixi karayeen Gruubkaan waxa ayna hada leeyihiin 8 dhibcood halka Naadiga Borussia Dortmund ay leedahay 10 dhibcood.

Legia Warsaw: Malarz, Bereszynski, Rzezniczak, Pazdan, Hlousek, Kopczynski, Moulin, Guilherme, Odjidja (Jodlowiec 87), Radovic (Prijovic 77), Nikolic (Kucharczyk 69)

Subs not used: Cierzniak, Jodlowiec, Czerwinski, Hamalainen, Broz

Real Madrid: Navas, Carvajal, Nacho, Varane, Fabio Coentrao (Asensio 77), Bale, Kovacic, Kroos, Ronaldo, Morata (Diaz 85), Benzema (Vazquez 65)

Subs not used: Casilla, Isco, Danilo, Tejero

Referee: Pavel Kralovec.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook