opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

REER NORWAY OO ISKU QABSADAY KURIGA AQALKA HOOSE EE SOMALIYA +SAWIRRO

cabdiraxman-cabdi-cusmaan-cabdiraxmaan-shabeele
FacebookTwitterGoogle+Share

Wajiga Shanaad ee Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka bilowday Magaalada Kismaayo ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo ay ku guuleysteen illaa 6 xildhibaan.

Ergooyinka ku sugan Kismaayo ayaa soo dooranaya shaqsiyaadka ay u arkaan in ay u qalmaan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee soo socda.

Doorashooyinkan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay 6 xildhibaan kuwaas oo kala ah.

1- Cabdi Cali Xasan
2- Cabdicasiis C/laahi Maxamed
3- Liibaan Cabdi Cismaan,
4- Cabaas C/llaahi Sheeq Siraaje

5- Cali Maxamed Muuse.
6- Maxamed Diiriye Khaliif

Waxaa Xusid mudan in Maxamed Diiriye Khaliif Oo Looyaqaan (SHAAKUUD) uu ka adkaaday Ex Xildhibaan Cabdiraxman Cabdi Cusmaan (Cabdiraxmaan Shabeele)
isagoo kaga badiyay 26 -25.
Ex Xildhibaan Cabdiraxman Cabdi Cusmaan (Cabdiraxmaan Shabeele) ayaa ilaa iyo Xiligii Sheekh Shariif Lagusoo dooranayay Jabuuti Ahaa Xidhibaan Marna Soonoqday Wasiirka Ganacsiga Somaliya.
Waxaa taas kasi daran labadooduba waa Reer Norway Weliba Reer Oslo.

cabdiraxman-cabdi-cusmaan-cabdiraxmaan-shabeele

khaliif wasiirka-ganacsiga-iyo-warshadaha2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook