opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

RW CC oo hadal aan la fileyn ka sheegay Nidaamka Federaalka + COD

cumar-cabdirashiid-cali-sharmaarke
FacebookTwitterGoogle+Share

Cumar C/rashiid ayaa shaki geliyay nidaamka Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay tahay in dib loo eego.

Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Gaalkacyo, isagoo shaki geliyay nidaamka Federaalka ee Soomaaliya.

Cumar C/rashiid oo ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Federaalka loo qaatay ay ahayd in dalku nabad gaaro, laakiin haddii uu keenay dagaal ay tahay in laga fiirsado.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook