opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

R/Wasaaraha Somalia oo uhiiliyay Oday Muqdisho lagu xiray kuna amray Nabad Sugida in ay faraha kala baxaan

FacebookTwitterGoogle+Share

Warqad kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Waaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa looga hadlay Mid kamid ah Nabadoonada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee ku jira liiska 135-ta Oday oo lagu xiray magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa loo diray Guddiga doorashada dadban, laamaha amaanka iyo Beesha Caalamka, waxa uuna ku wargaliyay Hay’ada Nabad Sugida in ay faraha kala baxdo howlaha Doorashooyinka.

Halkan ka Aqriso Warqada kasoo baxday R/Wasaaraha

omar

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook