opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Safiirka Soomaliya ee dalka Maraykanka oo Arimo Cusub Shaaciyey+ COD

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Doorashada Donald Trump ayaa ku soo aaday iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee Somaliya iyo Mareykanka uu soo xoogeysanayay tan iyo markii uu mareykanka Aqoonsaday Somalia bilowgii sanadkii 2013kii.

Mareykaka waxa uu taageero dhaqaale iyo mid dhinaca milatariga ah, gaar ahaan la dagaalanka argagixisada iyo tababarada siiyaa Somalia.

Hadaba, dowladda uu soo dhisayo Madaxweynaha Cusub Donald Trump ma sii wadi doontaa taageerada Somalia, ?safiirka Soomaaliya ee Mareykanka , ambassador, Axmed Ciise Cawad ayaa ka Jawabaaya su’aashaasi iyo agartidiisa ku aadan walaaca Somalida mareykanku ay qabaan oo wax laga waydiiyey.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook