opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Salaadiinta C/naasir Seed oo kahadlay Sababta Ciidamada Galmudug iyo puntalnd loo kala Qaadi la yahay +Cod

suldaan-suldaan-cabdinaasir-jaamac-seed
FacebookTwitterGoogle+Share

Suldaan Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Gaalkacyo.

War uu siiyay warbaahinta Wardoon.net ayuu ku sheegay in Galmudug ahaan ay diyaariyeen in difaaca laga soo saaro ciidanka jooga goobta dagaalka.

Puntland ayuu ku eedeeyay in weli aysan u diyaargaroobin soo rarista ciidamadeeda taasna aysan garan Karin.

Sidoo kale maanta Gaalkacyo waxaa tegi doona danjire Micheal Keeting oo ay isku arki doonaan guddiga colaadda Gaalkacyo loo xil saaray iyo madaxweynayaasha labada maamul ee Galmudug iyo Puntland.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook