opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sarkaal Cadeeyay inaysan Al-Shabaab ahayn kuwa Dilalka Odayaasha iyo Saraakiisha ka Fuliya Muwdisho” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo Magaalada Muqdisho ay ku soo badanayaan Dilalka Qorsheysan ee loo geysanayo Madaxda Dowlada iyo Odayaasha dhaqanka oo ay weheliyaan Askarta iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada ayaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlada waxa uu Jawaab Rasmi ah ka bixiyay Ujedooyinka ka dambeeya,

waxa uu tilmaamay in Dowlada Soomaaliya ay Dayacday AMniga Caasimada islamarkaasina aysan Suuragal ahayn in Ciidamadu soo qabtaan kuwa Dilka Geysanaya oo la rumeysan yahay inaysan ahayn Al-Shabaab.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook