opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shaxda Wajiga 1aad ee Xildhibaanada lagu dooranayo Jowhar iyo Qabiiladooda oo lasoo bandhigay

lates2
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay uga hadlayaan doorashada Aqalka Hoose ee dhowaan ka dhaceysa magaalada Jowhar, iyadoo loo tartamayo 37 kursi oo ay ku tartami doonaan xildhibaanadii hore ugu fadhiyay iyo kuwo cusub,

Wajiga kooBaad ee doorashada ayaa waxa ay bilaaban doontaa 16ka bishan aynu ku jirno iyadoo lagu tartami doono 13 kursi oo ka mid ah 37 kursi ee taal gobolka Sh/dhexe.

Kuraasta ugu horeysa ayaa waxaa lagula tartami doonaa xildhibaano muddo dheer ku fadhiyay iyo qaar kale oo afartii sanadood ee la soo dhaafay ka mid ahaa golaha baarlamaanka.

Xildhibaanada kuraastooda shaxda koowaad gashay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Khadiijo Maxamed Diiriye, Cabdiqaadir Cosoble, Maxamed Xasan Qoone, Shiikh Cabdisataar Shiikh Xasan Barsane, Faarax C/qaadir, waxaana dhamaan xubnahan la tartamaya Musharaxiin dhowr ah oo loolan adag kala kulmayaan tartanka kuraasta aqalka hoose ee beelahooda

Akhriso Shaxda 1aad Ee Doorashada Hirshabeelle.

shax11-745x1024

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook