opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shirwayne Kadhacay Magaalda Drammen Ee Dalka Norway +Sawirro+ Video

page
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maalinkii shalay ahaa kadhacay Shirwayn magaalada Drammen ee Dalka Norway. Shirkaas oo kusaabsanaa kahortaga dhibaatooyinka arimaha Qoyska iyo caruurta, kor uqaadida xaquugda dumarka/ gabdhaha, waxbarashada iyo waliba isdhaxgalka/  laqabsiga wadanka Norway iyo Sharciyadiisa.
Shirkan oo aad uwaynaa waxaa kasoo qaybkalay Dadkale duwan oo kunool  Drammen iyo nawaaxigeeda.
Shirkan oo ay sooqaban qaabisay hayada Sagal Help to Self Help Organization (SHSHO) oo ay madax utahay Sacda Cali Sahal.
Kaas oo ah Urur kashaqeeya     dhibaatooyinka dadka Somaalida ah haysata sida arimaha aynu korkusoosheegnay ( SHSHO ) wuxuu ka shaqayaa wadanka Norway iyo gobalka Somaalida Ethiopia.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook