opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suldaan Burhaan “Waxaa Nasoo Weeraray Maareeye, Wuxuuna Gaadhigiisa ku Qaatay Suldaan Faarax isagoo dhiig ka socdo”+Video

suldaan
FacebookTwitterGoogle+Share

Suldaan Burhaan Boqor Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Gobolada Waqooyi ee kusugan magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay in laga hor istaagay Ergadii ay u gudbin lahaayeen Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inuu Weerar kusoo qaaday Wasiir Maareeye, Islamarkaana uu Afduubtay Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo kamid ahaa Wafdigii la socday ” Waxaanu la kulanay Ciidan Badan, Suldaanka Xoog ayaa gaadhiga looga Dejiyey, Isagoo dhaawac ah oo Dhiig ka da’ayo ayaa Gaadhiga la saaray, Waxaana Amarka soo bixiyey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Ciidanka Weerarka Nagu soo qaaday waxaa kamid ahaa Ciidankiisa”.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook