opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed Galmudug iyo Beelihii Ciidanka laga Laayay Magdhaw bay kasugayan Mareykanka +Cod

suldaan-suldaan-cabdinaasir-jaamac-seed
FacebookTwitterGoogle+Share

Shir Jaraaid uu Gaalkacyo ku Qabtay Suldaan Cabdi Naasir Jamac Seed oo ka Mida Saladiinta Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa uu kaga Hadlay Arimo ku Saabsan Qirashadii Dowlada mareykanka ay Qiratay in Dowlada Mareykan ay si qaladan ku duqaysay Ciidanka Dolwad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudug

Suldaanka aya Waxa uu sheeagay in ay Jiraan Xiiro Badan ee dowlada iyo saladiinta ay sameeyeen isla markna lagu rajo waynahay in dowlada mareykan ay magdhaw cad ka bixiso hantidii iyo dadkii ay ku laayeen weerarkii jeeydin waxana uu shegay in dowlada galmudug iyo beelaha galmudug ay mareykan ka sugayan in si dag dag ah ay jawaab uga bixiyaan magdhawga mareykanka laga sugayo

Waxa uu tilmaamay in ciidankii lagu laayay weerarkaasi ay ka tageen ehelo iyo caruur isla markaana loo baahan yhay in dowlada galmdug ay u dadaasho ehelkaasi oo uu shegay in ay ciidankii dhintay ay difaacayeen shacabka galmudug.

 

screenshot_20161120-184935-768x1365

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook