opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyaha Cidanka Xoga Dalka Somaliya Gen Maxamed Adan oo Xalay Oslo Lagucasumay +Video+Sawirro

img_3378
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Habeenki xalay Magaalada Oslo ee Caasimada Dalka Norway lagu qabtay Casho sharaf loosameeyay Taliyaha iidanka Xoga Dalka Somaliya Gen Maxamed Aadan Iyo Marwadiisa.
Cashadan ayaa waxaa sooqaban qaabiyay Ururka Gargaar kaasoo ah urur u istaagay caawinta Agoonta Ciidanka Xooga Dalka soomaliyeed kaasoo laga aasaasay Dalkan Norway.
Ururkan waxaa Gudoomiye ka ah Mudane C/qaadir Abtidoon isagoona dhawaan kasolaabtay Somaliya indhihiisana kusoo arkay Qaar kamid ah Agoontii ay katageen Cidanki naftooda u huray difaaca dalka hooyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook