opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Tarsan Somaliland waxay Aqbashay in mudo 10-sano ah iskeed isumaamusho kadibne +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Musharax u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday Sir Culus oo ku aadan Wadahadalka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyo Waliba sidoo kale qaabka uu ku bilowday.

Dhinaca kale Tarsan ayaa wuxuu sheegay in maamulka Somaliland Aqbalay in mudo 10-sano ah oo iskii isku maamulo, Islamarkaana intaasi kadib uu qaato Midnimada Soomaaliya, Waxaana sidoo kale La waydiiyey Su’aalo kala duwan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook