opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ubax Tahliil Warsame oo kugulasatay Doorashada Aqalka Hoose

865
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Cadaado waxaa si habsami leh uga socota Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Maamulka Galmudug.

Ubax Tahliil Warsame, ayaa markale waxa ay noqotay Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan, kadib markii ay ku soo baxday Doorasho maanta ka dhacay Magaalada Cadaado.

Doorashadan oo aheyd mid xiiso badan ayaa Ubax Tahliil Warsame oo heshay 32 cod waxa ay kaga guulesysatay Musharaxiinta kala ah Maymuun Cali Nuur (Gaafane) iyo Sahra Daahir Diiriye.

Ergooyinka ku sugan Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa waxa ay soo dooranayaan xubnaha xildhibaanada ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook