opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“ Waa been Aniga Fara gelin kuma hayo shaqada Guddiyada doorashooyinka”+Cod

xasan-sheekh
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin fara gelin lagu haayo shaqada Guddiyada doorashooyinka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay yihiin kuwa go’aanka ay qaadanaya aysan ogeyn isla markaana ay yihiin kuwa Madax banaan.

Waxa uu tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo Beesha Caalamka ay ka madax banaan yihiin howlaha Guddiyada doorashooyinka.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook