opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waa Kuwee Lixda Koox Ee Arsenal Ka Fursan Doonin Inay Ku Dhacdo Wareega 16ka- Champions League?

3ab3836a00000578-0-image-m-9_1479940846619-768x320
FacebookTwitterGoogle+Share

Arsenal ayaa ku dhameysatan karta markale kaalinta labaad ee group- ka dib markii barbaro 2-2 ah kula gashay Paris Saint-Germain garoonka Emirates.

Gunners ayaa 2-1 ku hogaamineysay ciyaarta , laakiin xilli danbe waxaa barbareeyay Lucas Moura taasoo keentay in kaalinta koowaad ee group A ay istaagto kooxda PSG.

In kastoo Arsenal ku dhibco yihiin hadda PSG waxaa saaciday barbaraha ay ku gashay London, taas mancaheedu wuxuu yahay in ay ku dhamaysan doonto hogaanka sare ee Groupkaan haddii ay aysan wax isbedel ciyaarta ugu dambeysa ee Group-ka.

Haddii Arsenal ku dhameysato kaalinta labaad taas macnaheedu wuxuu yahay in ay wajihi doonto mid ka mid ah kooxah asare eek u soo dhameystay kaalmaha koowaad,

In kastoo wax badan ay iska bedeli karaan kulamada lixaad, Arsenal ayaa wajihi karta haddii sidaan loo sadaalinayo wax u dhacaan kooxaha Barcelona, Juventus, Atletico Madrid, Napoli, Dortmund iyo Monaco.

Sida ay hadda tahay, Arsenal waxay ku dhici kartaa Barcelona, Atletico Madrid, Dortmund iyo Juventus wareega 16-ka.

Isku aadka ayay sidookale ku wajihi karaan kooxda Monaco, oo garacay Tottenham habeenkii talaadada.

Napoli ayaa haatan Group B hogaamineysa laakiin Besiktas ama Benfica ayaa laga yaaba in ay soo labaayeen kooxda reer Italy.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook