opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wadahadalada Khaatumo iyo Somaliand oo Markale ka Furmaya Dalka Itoobiya +Magacyada dadka ka qeeybgalaya

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar lagu kalasoonaan karo Ayaa waxa ay Sheegayaan in Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Itoobiya Markale lagu wado in uu ka furmo Wadahadalo u dhaxeeya Madaxda Khaatumo iyo kuwo Somaliand.

Maalinta Isniinta ah ayaa lagu wadaa in Shirkaan uu markale ka furmo Magaalada Adis Ababa Waxaana Halkaasi Lagu Wadaa in ay Gaaraan Wafuud kala duwan oo shirkaasi ka qeeybgalaya.

Dhanka Somaliand ayaa la sheegay in ay Wadahadaladaasi uga qeeybgali Doonaan wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi,Wasiirka arrimaha dibada Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye,gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale.

Dhanka Khaatumo waxaa wada hadaladaasi u matali Doono Madax Kala duwan uu kamid yahay Madaxweyne Cali Khaliif iyo Dr Cali Ciise Cabdi oo isagu hadda ku Sugan Itoobiya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook