opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wafdi u socda Nabada Gaalkacyo oo Kulan Albaabada u xeran yihiin la qaatay Madaxweynaha Galmudug+Cod+Sawirro

guuleed-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Magalada Cadaado ee Gobaleedka Galmudug Waxa Soo gaaray Odayaal Abwaano u badan oo Halkaasi u yimid in ay ka Qayb Qaaataan Dajinta Colaada Magalada Gaalkacyo Waxana Ay kulamo arimahaasi looga Hadlayo ay Cadaado kula Qaateen masuulyiinta ugu Saraysa Dowlada Galmdug ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Guuleed.

Arimaha La isku soo hadal Qaaday aya Waxa ka Mid ahaa Sidii Colaada Gaalkacyo ka Taagan la isaga Kashan lahaa Joojinteeda Waxana Wafdigan oo ka Yimid Mgaalada Muqdihso Hogaaminayay Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Abwaaniinta Soomaliyeed iyadona arimo badan la isla Meel Dhigay.

Labada Dhinac ayaa Waxa ay is Tusiyeen in Dagaalka Gaalkacyo ka Socda uu yahay Mid Dhib u Horseeday Shacabka Gaalkacyo Waxana Madaxda Galmudug ay Dhankooda cadeeyeen in Diyaar ay u yihiin Dajinta Colaada Gaalkacyo Hadaba Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Abwaaniinta Soomaliyeed Xirsi Dhuux aya ka Warmaya arimahaasi.

 

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook